fbpx

Fariinta Rectorka

Istanbul Arel University - International Office

Ardayda Sharaftaleh,

Jaamacadeena ma bixiso kaliya adeegyada ardayda, waxa kale oo ay sahashaa adeegyada laxariira mustaqbalka aadanaha, aydada oo loo marayo dhaqanka waxbarashada muda kabadan 30 sano.
kulyadaha aan ku taqususnay waxaa ka mid ah kaabayasha Tiknoolajida, adeega bulshada, xarumaha cilmli barista iyo hormarinta, manhajadyada la xiririra ganacsiga iyo warshadaha, banaamijyada shaqada iyo maalgashiga.

Cevizlibağ, kuliyada Caafimaadka oo dhamaan ardaydi ugu horeesay lagudoon siiyay deeq waxbarasho oo buuxda. Xarunta teknolojiyda mashruuca Arel park, xafiiska warbaahinta Arel, Arel Köyü, xarumaha ciyaaraha Arel, dhmaan intaa oo dhan waxaa la iskugu geeyay kambuska Kemal Gözükara kaa soo baaxadiisa weyn ay muhiim u tahay cilmibaarayaasha, ardayda iyo ganacsiga aduunka. Waxan ku jirnaa kalinta 14-aad, anagoo ka soo gudubnay 7 darajo sanadkii 2018 ilaa 2020, Qiimeyta jaamacada gaarka loo leeyahay oo ay sameeyan URAP, ayagoo ku qiimeenaya waxqabadka tacliinta, iyo kutabarucida culuumta sayniska.

Waxaan ka qaybqaadana howlgalo muhiim u ah warshadaha si aan ugu gogolxaarno ardaydeena in ay helaan fursado sida wax soo saaarka, ka shaqeynta culuumta sayniska, hormarinta barnaamijyada iyo mashaariicda.

ujeedada owgii anaga oo u dhaxmareena Arel Professional (ArelPro) waxaan ogaanay baahiyada ay qabaan shirkadaha iyo warshadaha kuwaaso ka kala shaqeeya qeyba kaladuwan anagoo weediinay kumanaan kamida su’ashan “Waa maxay Nooca Aqoonta iyo waaya aragnimada aad ka fileesan ardayda soo qalinjabineesa?” Waxaan hormarinay nuxurka koorsooyinkena anaga oo tixraaceeno falcelinti aan ka helnay kambaniyada,

waxaan siinaa ardaydeena tayo aqooneed iyo xirfad ku filan si ay u buuxiyaan baahiyaha iyo shaqooyinka ka banana qeybaha kala duwan ee ganacsiga.

Marki la eego dhamaan hormarkaas jaamcacda istabul arel waxa ay soo saartaa arday u waxtar u leh biniaadam nimada iyo wadakena anaga oo aminsan oraahdi Mustafa Kemal Atatürk “dhaxalkeyga macnaawigu waa sayniska iyo aqliga”

Prof. Dr. A. Ercan Gegez,

Rektor

 

Kusaabsan AREL