fbpx

Nolasha Jaamacada

Istanbul Arel University - International Office

Ardayda jaamacada arel waxa ay waxbarashada ku qaadan doonaan meel nabad ah qurux badan oo waasac ah. Ardaydu waxa ay dhax gali doonaan dhaqamo caalami ah. Ayadoo ardaydu ay cilmiga ka korarsandoonan aqoonyahano sare waxa kale oo ardaydu ee fursad u heli doonan in ay ka qaybgalan adeegyada dhaqanka iyo ispoortiska. Waxa kale oo ardaydu ay ka qeeyb gali karaan ku dhawaad 50 kooxod oo kadhisan jaamacada are loo iskugu jira kuwa dalxiiska, ciyaaraha, muusiga, iyo kuwa kale oo badan.

 

Ku dhax soco kambus ka weyn ee wada dooga ah kuna qaado hawo nadif ah, adigoo koob qaxwo ah ka soo gadan kara kafateriyada iyo maxaaqiyaha, sii mar xafiiska isbootriska kasoo diyaar kuugu tahay gym, meelo lagu dabaasho, iyo isboortisyo kale.

Prospective Students