fbpx

Shuruudaha Isdiwaan Galinta

Istanbul Arel University - International Office

Ardayda ajaanibta ah ee dhigta sanadka u danbeeyay ee iskooka iyo kuwa ka qalin jabiyay dugsi saree e iskoolka waxa ay soo  xareesan karaan Jaamacada Arel university.

 

Ardayda dooneesa in ay jaamacada soo xaareestan sharuudada laga rabo waa.

 

1. In uu haysto jinsiyad ajanabi ah
2. Kuwa haysta jinsiyada turkiga oo kuhelay ku dhalashada wadanka turkiga waa in ay fasax ka heestan wasaarada arimaha gudaha cadeeyana in ka baxeen jinsiyada turkiga.
3. Ajanabiga heesta labo dhalasho tiisi hore iyo ginsiyada turki, waa in uu soo dhameeyay dugsi sare uguyaraan 3 sano,laga bilaabo 01/02/2013 kuna dhameeyay dalka dalka dibadiisa ayada oo laga reebayoTRNC laguna darayo is koodalada hoos taga wasaarada waxbarashada turkiga (MEP)

Kuwa bilaabay dhigashada dugsiga sare dalka dibadiisa gabdib 01/02/2013 iyo kuwa dhameyay dugsiga sare dalka dibadiisa, ayada oo laga reebayo TRNC (laguna darayo kuwa dhameeyay dugsiyada sare ee wadanka turkiga ee hoos taga wasaarada waxbarashada turkliga MEP ayada oo laga reebayo TRNC)

TRNC dadka u dhashay kuna nool kuna dhameeyay waxbarashadooda dugsiyada sare ee ku yaala TRNC kuwaas oo heesta natiijada imtixaanka GCE iyo kuwa is ka diwaan galiyay dugsiyada saree e ku yaala dalka dibadiisa inta u dhaxeesa 2005-2010 kuwaas oo hesta natiijada imtixaanka GCE.

Kuwa aan soo xareesan Karin jaamacada Arel University;

 

1. Kuwa jinsiyadoda koowad ay tahay turki (marki laga raabee kuwa waxbarashada dugsiga sare ku dhameeyay wadan ajanabi ah (marki laga reebo TRNC)
2. Kuwa u dhashay wadanka TRNC(ayada oo laga reebayo kuwa ku dhameyay waxbarashadooda gudaha TRNC kuwaas oo heesta shahaadada (GCE) at Advanced Level (AL))
3. Kuwa heysta labo dhalaso lkn jisiyadiisa koowaad ay tahay turki( marki laga reebo kuwa kasoo qalin jibiyay dugsi sare ee kuyala wadan shisheeye marki laga reebo TRNC)
4. Kuwa heesta labo dhalasho kuwaas oo kasoo jeeda TRNC(maki laga reebo kuwa ku dhameeyay waxbarashadooda dalka TRNC hestana shahada (GCE) at Advanced Level (AL))
5. Kuwa jinsiyadooda koowad ay tahay turki kana qalinjibiyay dugsiyada sare ee wadanka turkiga marka laga reebo TRNC.
6. Kuwa ay wasaarada wax barashada turkiga ka erisay waxbarashada sababo lavxiriira aqlaaqdiisa owgii.

Prospective Students