Tan iyo aas aski Jaamacada Istanbul Arel – Xafiiska xiirka Caalamiga (ARELIRO) waxuu ahaa mid ka soo muuqda saaxada caalamka. Hadafka ugu weyn ee xafiiska oo ahaa in uu jaamacada keeno arday ajaanibi ah, caawiyo ardaydaa, kana haqabtiro dhamaan baahiya jaamacada. Dhiso xariir is kaashi u dhaxeeya jaamacada diba iyo Arel University. Waxu xafiisku hawlgalo ka iyo xariir ka sameeyay ilaa Amerika iyo yurub, asiya iyo bariga dhaxe. Jaamacada Istanbul Arel waxa ay horumar wayn ka gaartay hadefkeyidi ahaa in ay noqoto jaamacad caalami ah oo laga aqoonsanyahay dhamaan aduunka oo idil. Hadaa nahay xafiiska caalamiga ah waxaa aaminsanhay xiiryada iyo iskaashiga aan la sameenay aduunka in uu jamacada Istanbul Arel u sahli doono hadafkeeda mustaqbalka dhaw.