Ardayda ajaanibta ah ee dhigta sanadka u danbeeyay ee iskooka iyo kuwa ka qalin jabiyay dugsi saree e iskoolka waxa ay soo xareesan karaan Jaamacada Arel university.
Ardayda dooneesa in ay jaamacada soo xaareestan sharuudada laga rabo waa.
1. In uu haysto jinsiyad ajanabi ah
2. Kuwa haysta jinsiyada turkiga oo kuhelay ku dhalashada wadanka turkiga waa in ay fasax ka heestan wasaarada arimaha gudaha cadeeyana in ka baxeen jinsiyada turkiga.
3. Ajanabiga heesta labo dhalasho tiisi hore iyo ginsiyada turki, waa in uu soo dhameeyay dugsi sare uguyaraan 3 sano,laga bilaabo 01/02/2013 kuna dhameeyay dalka dalka dibadiisa ayada oo laga reebayoTRNC laguna darayo is koodalada hoos taga wasaarada waxbarashada turkiga (MEP)
Kuwa bilaabay dhigashada dugsiga sare dalka dibadiisa gabdib 01/02/2013 iyo kuwa dhameyay dugsiga sare dalka dibadiisa, ayada oo laga reebayo TRNC (laguna darayo kuwa dhameeyay dugsiyada sare ee wadanka turkiga ee hoos taga wasaarada waxbarashada turkliga MEP ayada oo laga reebayo TRNC)
TRNC dadka u dhashay kuna nool kuna dhameeyay waxbarashadooda dugsiyada sare ee ku yaala TRNC kuwaas oo heesta natiijada imtixaanka GCE iyo kuwa is ka diwaan galiyay dugsiyada saree e ku yaala dalka dibadiisa inta u dhaxeesa 2005-2010 kuwaas oo hesta natiijada imtixaanka GCE.